Musharaxiinta oo shuruud adag ku xiray dalabkii Farmaajo ee ahaa iney kulmaan

Magaalada Muqdisho waxaa caawa ka dhacay kulan xasaasi ah oo dhexmaray xubnaha midowga Musharaxiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Hirshabeelle Cali Xuseen Guudlaawe. Labada hogaamiye ayaa caawa xubnaha midowga musharaxiinta hordhigay dalab ka yimid Farmaajo, taasoo ka duwan balan ay horey uga qaadeen oo ahayd iney marka hore ka soo dhaadhicinayaan Farmaajo … Continue reading Musharaxiinta oo shuruud adag ku xiray dalabkii Farmaajo ee ahaa iney kulmaan